Taageerada aan
Dhaqaale ahayn
Tababarka Xirfadaha Ganacsiga
KIMS waxay bixisaa xirfad ganacsi dhammaan macaamiishooda iyadoo loo marayo shaqaaleheeda amaahda. Xirfadahaas waxaa ka mid ah horumarinta qorshaha ganacsiga, xisaabinta, iyo suuqgeynta. Taageeradan waxay u suurtagelisaa macaamiisha KIMS inay kor u qaadaan mashaariicda ganacsiga yaryar waxayna hubiyaan inay haystaan fursad wanaagsan oo ay ku guuleystaan.
Aqoonta Maaliyadeed
KIMS waxay bixisaa talooyin dhaqaale oo waxtar u leh dhammaan macaamiishooda iyadoo loo marayo shaqaaleheeda amaahda. Taladani waxay u saamaxdaa macaamiisha mustaqbalka ee KIMS in ay sameeyaan go'aanno fara badan oo ku saabsan waxsoosaarka KIMS, ku haboonaanta iyaga iyo khatarta iyo masuuliyadaha ka yimaadda helitaanka maalgelinta KIMS.
Ma u Baahantahay Caawimo?
Fadlan nala soo xiriir adoo buuxinaya foomka hoose.
Ku saabsan KIMS
Mamulka shirkada KIMS Microfinance
Wada-hawlgalayaasha
Furitaanka Shaqada
Nala soo xiriir
+252 634722533
info@
© 2018