Taageero
Maaliyadeed
Mashruuca Maalgelinta Murabaha
Macamiisha Tusaalaha ah
Ganacsatada yaryar
Dukaamada yaryar
Ganacsiga laga hawlgalo guriga
Isticmaalka
Inta badan loo isticmaalo kaydka
iyo maalka shaqada
Shuruudaha
1. Dukumeenti aqoonsi oo ansax ah Waxaa ku jiri kara: [Dukumentiga diiwaangelinta ganacsiga, Baasaboorka, Aqoonsiga Qaranka ama Kaarka Doorashada (Somaliland), Aqoonsiga Shaqada, Aqoonsiga Jaamacadda ama Aqoonsiga Diiwaangelinta, Ogolaanshaha Darawalnimada, ama Aqoonsiga Qaxootiga (ee dib u soo noqoshada Kismaayo)]
2. Hindisaha mashruuca adag
3. Foomamka codsiga oo dhammeystiran
4. Awood siinta damaanad qaadaha
Maalgelinta Ganacsiga Yaryar ee Murabaha
Macamiisha Tusaalaha ah
Waaxyaha fudud
Wax soo saarka
Maqaayadaha
Ganacsiga billowga ah
Isticmaalka
Inta badan loo isticmaalo iibsiga hantida
Shuruudaha
1. Dukumeenti aqoonsi oo ansax ah Waxaa ku jiri kara: [Dukumentiga diiwaangelinta ganacsiga, Baasaboorka, Aqoonsiga Qaranka ama Kaarka Doorashada (Somaliland), Aqoonsiga Shaqada, Aqoonsiga Jaamacadda ama Aqoonsiga Diiwaangelinta, Ogolaanshaha Darawalnimada, ama Aqoonsiga Qaxoontiga (ee dib u soo noqoshada Kismaayo)
2. Hindisaha mashruuca adag
3. Foomamka codsiga oo dhammeystiran
4. Awoodda siinta damaanad qaadahar
Keydadka Lacagaha Yaryar
Goobta kaydka macaamiisha si ay u dhigaan lacagtooda.
Shuruudaha
Dukumeenti aqoonsi oo ansax ah
Waxaa ku jiri kara:
[Dukumentiga diiwaangelinta ganacsiga, Baasaboorka, Aqoonsiga Qaranka ama Kaarka Doorashada (Somaliland), Aqoonsiga Shaqada, Aqoonsiga Jaamacadda ama Aqoonsiga Diiwaangelinta, Ogolaanshaha Darawalnimada, ama Aqoonsiga Qaxoontiga (ee dib u soo noqoshada Kismaayo)
La kulan Macaamiisha KIMS
Ma u Baahantahay Caawimo?
Fadlan nala soo xiriir adoo buuxinaya foomka hoose.
Ku saabsan KIMS
Mamulka shirkada KIMS Microfinance
Wada-hawlgalayaasha
Furitaanka Shaqada
Nala soo xiriir
+252 634722533
info@
© 2018