Return to site

Webinar cusub:

KIMS waxay ka qeyb qaadataa kooxda qaxootiga u shaqeeso ee SPTF ee wabinar.

Toddobaadkaan, KIMS waxay soo bandhigtay hawlaha bulshada SPTF iyo UNHCR kuwaas oo bixinaayaan wabinar tixanaha ah oo ku saabsanaa waxsiinta qaxootiga. KIMS iyo ARC waxay soo bandhigeen natiijada kasoo baxday barnaamijka UNHCR oo lagu caawinayay qaxootigii soo laabtay 2016 ilaa 2017 taas oo ay kamid tahay caawinta 800 oo ah qaxootigii kasoo laabtay xeryaha dhadhaab. Deeqdaas oo lagu bilaabayo barnaamijyaal wax soo saar leh ama shaqooyin sida kalluumeysi.

Justin Sykes oo kasocoto Innovest Advisory iyo guddi kasocdo KIMS iyo Abdinur Abdirahman Abdi oo matalayay ARC ayaa kahadleen deeq bixinta KIMS.

 

Wabinarka waxaa fududeeyay Amelia Greenberg oo kasocoto SPTF.

All Posts
×

Almost done…

We just sent you an email. Please click the link in the email to confirm your subscription!

OK