Return to site

KIMS waxay ku guuleysatay abaalmarinta EFICA!

hal abuurka anshaxa lacagaha ee lagu tartamayo iyo la abaal marinayo.

· Dhacdooyinka,Aqoonsi,Wararka

Xarunta Maliyadaee Caalamiga ah ee Kaah [KIMS] waa Xarun Soomaaliyeed oo gaar loo leeyahay oo khuseysa lacagaha, oo bixisa maal-gelinta iyo shuruucda u hoggaansan Sharciga iyo macaamil-kaydka ganacsiyada yaryar ee Soomaalida.

Sannadkii 2013 ayaa markii ugu horreysay ee kobcinta maareynta maaliyadda ee aduunka iyo abaal marintaa yaa la bilaabay sidhiirrigelin lehkor u qaadida xalal cusubookor u qaadaya anshaxa adeegyada maaliyadeedee caalamka.

Maaddaama KIMS Microfinance ay bixisay in kabadan $ 7 milyanmaal-gelin is-beddelkusameeya in kabadan 8,000 Soomaalida [oo ay kujiraan dadka soolaabanaya qaxootiga ah, iyo kooxaha isugujiran ayka baxaan dalka] tan iyo markii la bilaabay 2014, waxaa loo magacaa bayaa abaal marinta EFICA.

Ka dib markii habraac badano oqiimeleh lagu sameey - taasoo kabadan 50 musharax kala socda 24 dal tartanka - KIMS ayaa siguul leh u soo bandhigay Guddiga Talo-bixinta EFICA, kadibna kuguuleystay waxay raacday shirkadda maareynta hantida ee UK ee Arabesque iyoSanduuqa kaydka hawlqabka ee Malaysia Sanduuqa Maal gelinta Shaqaalaha (EPF) ee kama dambaysta ah e ekadhacaya EFICA ee Dubai todobaadkan, isaga oo gurigiisa ku qaadanaya $ 100,000 abaal marin hore. Abaal marintan waxa ay aqoon saneysaa KIMS sida hay'adda taasoo bixisay firfircooni xalin kara tallaabooyin lagu hormarinayo anshaxa adeega maaliya deed ee aduunka.

KIMS ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay isticmaalayso $ 100,000 si ay u bixiso tababar isbedelka nolosha iyodhaqaalesi ay u caawiso 100 qofoo qaxooti ahdib u bilaabay mashaariicganacsi.

Justin Sykes, Madaxa Talo-bixiyaha Cusub iyo Guddiga Xubinta KIMS, wuxuu leeyahay: "Waxaan ammaanayaa qaban qaabiyaha EFISA sikor looguqaado anshaxa iyo cusbooney siinta adeegyada maaliyadeed. Ku guuleysiga abaal marintana katarjumaysa koritaanka aqoonsiga baahida loo qabo Hal abuur kamuddada fog ee kusalaysan suuqa ee dalalka wadamada jilicsan iyo kuwa colaadaha ah. KIMS 'Hal abuur oo yaryar ee SME ayaa awood u siiyay dadka halista ah inay noqdaan shaqaale dhaqaale oo awoodleh, waxayna sii wadi doonaan inay kor u qaadaan awood dooda ayna kobciyaan dhaqaala hooda bixinta adeeggasi looguxoojiyo dadka Soomaaliyeed si ay u raadiyaan heerwacan.

All Posts
×

Almost done…

We just sent you an email. Please click the link in the email to confirm your subscription!

OK