Return to site

KIMS waxaay kamid noqday wargeyska Impact Investment.

“Ganacsatada iyo maalgashtada waxay qorsheeenaayaan si dii ay wax uga qabanlahaayen dibaatooyinka heesta qaxootiga , soo galootiga iyo adoomaysiga cusub”.

KIMS waxaa lagu daray qeybta hore ee adeegga wargalinta maalgashiga: Impact Alpha.

Maqaalkood oo lagu magacaabay “Ganacsatada iyo maalgashtada waxay qorsheeenaayaan si dii ay wax uga qabanlahaayen dibaatooyinka heesta qaxootiga , soo galootiga iyo adoomaysiga cusub.” KIMS Wuxuu muujinayaa tirada sii kordheeso oo maalgshatada rabto in ay siiso soo galootiga caalamiga ah xal suuq Based-market solution. KIMS wuxuu ku caddeenayaa daabacaddan si macquul ah u shaqeynta ganacsi bulsho oo taageero hab-nololeydka qaxootiga soo laabtay, kuwii barakacay iyo kuwa qatarta ugu sugan in ay katahriibaan wadanka ayagoo raadinaya fursad daqaale.

"“Halka kuwa kale ee u arkaan qaxootiga iyo soo galootiga dibaato. Koox isugu jiraan ganacsato iyo maalgashato ayaa arkaan dad qiimo leh kuwaas oo kakooban macaamiil, dad khibrad leh iyo hoggaamiyaasha jiilka soo socdo”.

                                                                                                                        - Dennis Price, Impact Alpha

All Posts
×

Almost done…

We just sent you an email. Please click the link in the email to confirm your subscription!

OKSubscriptions powered by Strikingly