KIMS waxay kamid noqotay maqaalka Islamic Finance News(IFN). KIMS Microfinance waxay qeebka aheed daabacada bishaan ee Islamic Finance News(IFN) tusaala ahaan tan ugu practice-ka fiican kuwa Islamic Microfinance siiya bulshada nugul iyo kuwa daqligooda hooseeyo. Maqaalka wuxuu muujiyay asalka KIMS, koritaankeda iyo guusheda taariiqiga ah iyo qorsheheeda balaarinta barnaamijkeeda maalgalinta kaluumeysiga sidoo kale iney galaan maalgalinta beeraha iyo nidaamka soolar galinta guryaha.