Return to site

Haweenay taxi kaga shaqaysa gudaha magaalada hargeisa

Sahra Mahamed Ali waa darawalad taksi oo ah haweeney Hargaysa ku sugan.

Sahra Mahamed Ali waa darawalad taksi oo ah haweeney Hargaysa ku sugan.

Markii ninkeeda oo taksi lahan jiray ay ku billowdeen dhibaatooyiin caafimaad oo muddo dheer haayeen,dakhliga yar awgiis Sahra ma awoodin masooliyadda cidda sidaas daraadeed waxay go’aansatahy in ee noqoto darawalad taksi badalkii ninkeeda, tasoo sababtay in lacag badan ee hesho.

ah “Waxaan toosaa aroorta subaxdii,kadib waan tukadaa, carruurtaydana u diyaariyaa dugsiga, markaan dhammeeyo waxaan bilaabaa shaqadeeda taksiga”

- Sahra

Dadka qaar wexee yiraahdaan ‘naagtaan gaariga wado arag’ markaas murugo aa dareemaa laakiin baahi awgeed waxaan doortey in aanan dhageesan dadka warkooda aana shagadeyda wato.

. Dadka Hargeysa ku nool badankooda ma aaninsana in haweeney ee noqon karto darawaal taksi taaso kamid ah caqabadaha oo shaqada Sahra.

Muddo dheer Sahra ma aysan awoodin in ay hesho macaamiil ku filan laakin rajeeda waxay ahayd in ee hesho macaamil badan iyo in ee kamid noqoto darawalada ugu caansan Hargaysa

Kahor inta aanan noqon darawalad taksi waxaan aaday iskuulka barashada wadida gaariga Si ann u helo aqoonsi darawalnimo aqoonteydana aan u ziyaadiyo. Xiligaas waxaa isoo wajaheen caqabadooyin badan kuwaaso ey kamid tahay in dhalin yarada aa wax labarajiray ee uqaadateen in aan lunsanahay.

-Sahra

Sahra hadda waxay noqotay mid caan ka ah wadooyinka Hargaysa oona leh macaamiil badan oo dumar ah.

All Posts
×

Almost done…

We just sent you an email. Please click the link in the email to confirm your subscription!

OKSubscriptions powered by Strikingly