Return to site

"Dib-udhiska warshadda kallumeysiga Somalia"

Hassan - Fisherman - Kismayo

- Categorie : Success Stories

Sanadkii 2016, dekadda Kismayo waxay qabatay in kabadan 25,000 oo qaxooti ah kuwaaso kasoo laabteen xeryaha qaxootiga Dadaab oo Kenya.

Ilaa 2015, 75’000 oo qaxooti ah ayaa dib ugu soo laabtay Somalia. Qaar badan oo kamid ah qaxootigaas ayaa imaaday dekkedda caasimadda Kismaayu.

Dadkaan ayaa ubaahan guryo, caafimaad, waxbarsho, difaac iyo taageero nololeed, Dhalin yarada gaar ahaan waxay difaac la’aan ku yuhiin deegaankani, iyada oo taageera la’aantu ay sababi karto in ay ku biiraan maleeshiyaadka ama ee ku lug lahaadaan falal dambiyeed ama ee ku fikiraan in ay ka tahriibaaan wadanka.

Asagoo si dhaw ula shaqeynaya UNHCR iyo guddiga qaxootiga America (ARC) iyo sidoo kale taageeridda iskaashiga hor umarinta ee Germany (GIZ), KIMS Microfinance waxaay taageero maaliyadeed kasiinayaa qeybta kalluumeysiga ee kismaayo ayakuu siinaayaan kooxooyinka kalluumaysiga deemooyin. Deyntaaso loo isticmaalaayo in lagu sameeyo dooman cusub dibne loogu hagaajiyo kuwa hore iyo shabaqyada, kashaqaynta malaayka iyo sooq geynta

Lacagahaan awgood, KIMS waxay fududeysay shaqaaleynta 400 oo dhalinyaro kawaaso kamid kuwii soo laabtay haddane kubiiray kalluumaeysiga sii kurdhaya.

All Posts
×

Almost done…

We just sent you an email. Please click the link in the email to confirm your subscription!

OK